wargeyskadawan.com
Wasiirka Hawlaha Guud oo Xadhiga Ka Jaray Biriij Laga Hirgeliyay Gabiley
Gabiley (Dawan): Wasiirka Hawlaha Guud ee JSL C/laahi Abokor Cismaan, ayaa shalay xadhiga ka jaray Biriij laga hirgeliyay xaafadda Shariif Cali ee magaaladda Gabiley. Wasiir C/laahi Abokor, oo hawl…