wargeyskadawan.com
Dr. Xergeeye agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka oo sheegay in Sideed Boqol oo kun caruur ka badan ay ka talaalayaan Cudurada Jadeecada iyo Dabaysha
Barnaamijkeena caafimaadka ee toddobaadkan waxa aynu ku soo qaadan doona wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland oo 101-da degmo ee Somaliland carruurta ku nool ka talaalaysa cudurada Jadeec…