wargeyskadawan.com
Jawaab Burinaysa Marin-habaabintii WADDANI ku sameeyey Xeerarka Iskaashiga USA iyo Somaliland”
Hargeysa (Dawan)- Xisbi xaakimka talada dalka haya ee KULMIYE ayaa si adag uga hadlay hadallo ka soo yeedhay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, kaas oo lagu Marin-habaabinayo Xeerarka iskaashiga Mar…