wargeyskadawan.com
Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo ka hadlay Xaalada Laascaanood
Hargeysa( Dawan) Wasiir hore Wasaarada Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac ayaa ka hadlay Mudaharaaddo iyo rabshado dhimasho keenay oo ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo l…