wargeyskadawan.com
Wefdi Wasiirka Arrimaha Gudahu hogaaminayo oo kormeeray Deegaanada gobolka Togdheer
Qorulugud (Dawan)- Wefti ballaadhan uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL, Maxamed Kaahin Axmed ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey deegaamo ka tirsan gobolka Togdheer. Wefdigan oo ay …