wargeyskadawan.com
Xukuumadda Oo Beesha Caalamka u Jeedisay Dalab la Xidhiidha Dhacdada Laascaanood
Hargeysa (Dawan)- Xukuumada ayaa beesha caalamka uga baaqday inay dhaliilaan argagxisada hurinaya cabashada bulshada Laascaanood, hanaan qabiilna u dhigaya. Qoraal shalay lagu baahiyey maree…