wargeyskadawan.com
Shaqaalihii Ugu Shaqadda Wanaagsanaa Sanadkii 2022-ka ee Wasaaradda Warfaafinta oo la Abaalmariyay
Hargaysa (Dawan): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta JSL ayaa abaalmarino guddoonsiiyay shaqaalihii ugu wanaagsanaa wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland …