wargeyskadawan.com
Arooskii Caawa Qaad La’aan ayuu u baaqday….!!!!!!”
Hargeysa (Dawan) Geedka Qaadku waxa uu dhibaato weyn ku hayaa guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, isaga oo saameyn taban ku yeesha xag dhaqaale, xag caafimaad iyo mid nololeedba, waxaanu ku keena qof…