wargeyskadawan.com
Cuntooyinka Indhaha U Fiican, Awoodda araggana Siyaadiya
Xubinta saddexaad ee barnaamijkeena caafimaadka toddobaadkan waxa aynu ku soo qaadan doona cuntooyinka indha u fiican isla markaana araga siyaadiya. Indhahu waxay ka mid yihiin lixda dareeme ee aan…