wargeyskadawan.com
Xukumadda oo Xabsiga Mandheera ka sii Daysay 29 Dhalinyaro ah oo Laga soo Xidhay Laascaanood
Hargeysa (Dawan)- Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa la sheegay inay saamaxday dhalinyaro ku jiray xabsiga Mandheera oo lagu eedeynayey rabshadahii ka dhacay magaalada Laascaanod. Taliyaha xab…