wargeyskadawan.com
Gabadha uu dhalay Boqorka Thailand ayaa muddo Todobaad ah ku jirtay miyir la’aan
Amiirada Thailand Bajrakitiyabha ayaa weli ku jirta xaalad miyir la’aan ah in ka badan saddex toddobaad ka dib markii ay soo food saartay dhibaato dhinaca wadnaha ah, bayaan ka soo baxay qasriga oo…