wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Togdheer oo soo kormeeray goobaha Diwaangalinta Codbixiyayaasha Degaanka Beer
Beer (Dawan)- Guddoomiyaha Gobalka Togdheer Maxamed Cabdilaahi Ibraahim (Nafaqo) ayaa soo kormeeray goobaha Diwaangalinta Codbixiyayaasha ka socoto ee Deegaanka Beer ee ka tirsan Gobalkaas. Guddoom…