wargeyskadawan.com
Qorshaha 2023-2025 iyo qorshaha sannadkan ee Baanka oo laga hadlay
Hargeysa- Gudoomiyaha Baanka Dhexe Eng Cali Cabdillahi Daahir ayaa sheegay in bulshada qorshe yeelata ay horumar gaadho, mar uu soo xidhay kulankii qorshe diyaarinta baanka dhexe shalay. Gud Cali o…