wargeyskadawan.com
Hay’adda Shaqaalaha dawladda JSL Oo Soo Bandhigtay Qorshe Hawleedka 2023-ka
Hargaysa (Dawan): Haayadda shaqaalaha dawladda ee JSL ayaa soo bandhigtay qorshe-hawleedka ay ku shaqayn doonto sanadkan cusub ee 2023-ka, iyo sidoo kale waxyaabaha uga qabsoomay qorsheyaashihii sa…