wargeyskadawan.com
Komishanka Doorashooyinka oo soo Gaba-gaboobay Wejigii Kowaad ee Diwaan-Gelinta Codbixiyeyaasha
Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf ayaa sheegay in goobihii loogu tagalay wejiga kowaad ee diiwaan-gelinta xogohoodii ay ku soo xaroodeen …