wargeyskadawan.com
Xaaladaha Iyo Wararka Bulshada!
Dadka taariikhda qora ayaa sheegay in wakhtigii uu Ciraaq maamulayay Xajaaj Binu Yuusuf oo dadku ay dhib badan kala kulmeen, in bulshadu marka waagu beryo ee ay kulmaan is weydiin jireen su’aalahan…