wargeyskadawan.com
Wasiirka Degaanka oo Tababar u soo Xidhay Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda
Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa agaasime waaxeedyada wasaaradda u soo xidhay kulan hawleed socday muddo …