wargeyskadawan.com
Wasaaradda Warfaafinta oo daah-furtay kulan lagu soo bandhigay Qorshaha Sannadeedka 2023
Hargeysa (Dawan)- Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta Siciid Xasan Habbane ayaa shalay daah-furay kulan lagu qiimaynayo qorshihii sannadkii dhamaaday ee 2022-ka iyo …