wargeyskadawan.com
Wasaarada Maalgashiga oo Qaabishay Shirkadda Hamburg Port oo ka Socotay dalka Jarmalka
Hargeysa (Dawan)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Md. Maxamed Cismaan Siciid ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socday Hamburg Port Company. Wefdiga oo u hog…