wargeyskadawan.com
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Biyaha oo Kormeeray Riig-biyood laga Hirgelinayo Degmada Sayla
Qore Warsame Yaasin Hargeysa (Dawan) Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland Cabdi Faarax Bile iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa kormeer hawleed ku tagey Riig biyood ay wasaaraddo…