wargeyskadawan.com
Wasaaradda Caddaalada oo soo Saartay Qaraar la Xidhiidha Nootaayooyinka Dalka
Hargeysa (Dawan)- Wasaaradda Caddaaladdu Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay oo ay tariikhdu ahayd 25 – 1-2023, waxay soo saartay qaraar la xidhiidha dhamaan nootaayooyinka dalka ka jira, ka…