wargeyskadawan.com
Ciidanka Qaranku Dalkoodii ayay joogaan kana bixi maayaan”
Laascaanood (Dawan) Taliyaha Ciidanka Qaranka Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa sheegay in Ciidanka Qaranka ee gobolka sool joogaan dalkooda, isla markaana aanay ka bixi doonin. Taliye Nuux o…