wargeyskadawan.com
Muxuu yahay dukumentiga laga xanibay in laga daawado Hindiya ee ku saabsan Modi?
Dalka Hindiya xiisad ayaa ka taagan ku saabsan Dokumanteri ama Diiwaan Filim ah oo ay diyaarisay BBC-du kaas oo loo diiday in ay daawadaan dadka Hindiya. Dokumenteriga ayaa ku saabsan doorkii uu ra…