wargeyskadawan.com
“Waxaan Ogaaday in Murtidu ay Tahay Hub la Addeegsan Karo oo Wax na Daawayn Karta Waxna Dumin Karta”
Hargaysa (Dawan): Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa sheegay in dhaqan ahaan ay suugaanta Soomaalidu ay la mid tahay Hubka …