wargeyskadawan.com
“Hay’adaha dakhliga ururiya ee dawladda waxaa ka reeban in ay qaadaan waxaan aan shillinka Somaliland ahayn
Tog-Wajaale (Dawan): Xubno ka mida golaha wasiirrada JSL ayaa ka qayb galay munaasibad uu baanka dhexe ee JSL ku shaacinayay in ganacstadda Wajaale ay isticmaalaan lacagta shillinka qaranka. Munaas…