wargeyskadawan.com
“Xaalada Laascaanood waa mid la Siyaasadeeyey, Laguna Khalkhal Gelinayo Xasiloonida Somaliland
Hargeysa (Dawan)- Xukuumada ayaa ayaandaro ku tilmaantay in xubno beesha caalamku ka tirsan iyo Hay’ado ka jawaabaan fal-dambiyeedyo argagxisada iyo kooxo abaabulan oo khalkhalgelinaya xasiloonida …