wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo soo Jeedisay in Gurmad Deg Deg ah loo Fidiyo Dadka ku Barakacay Laascaanood
Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland Dr,Axmed Aadan Buuxane, ayaa sheegay in dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ay ku barakaceen dad gaadh…