wargeyskadawan.com
“Arinta Sool way Dhamaanaysaa Xukuumad Ahaanna Waxaa Naga Go’an in Wadahadal Lagu Dhameeyo”
“Waxaanan idinka codsanaynaa in ergadaa aanu idiin soo dirnay aad isa soo hor fadhiisataan oo wixii jira aad ka wada hadashaan…” C/raxmaan Saylici Hargaysa (Dawan): Madaxweyne ku-xigeenka jamhuuriy…