wargeyskadawan.com
“Wasaaradda Deegaanku waxay u xil saaran tahay ilaalinta khayraadka dabiiciga ah ee dalka waxanay heshiis kula jirtaa haayadda CCF…”
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimiladda JSL ayaa sanadihii u danbeeyay si weyn ugu hawlanayd sidii wax looga qaban lahaa ka ganacsiga sharci darrada ah ee duur joogta, maadaama oo ay Somalilan…