wargeyskadawan.com
Dulqaadka Iyo Weedhaha Xun!
Muhiim ma aha in aynu dheg u dhigno weedhaha dadka qaarkood, gaar ahaan marka hadalku yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn oo been abuur ah. Haduu qof igu yidhaahdo dibjir baad tahay uma jawaabo…