wargeyskadawan.com
Hay’adda Dhawrista Tayada oo Bilaabaysa Shaybaadhka Cuntada, Dawada iyo Cosmetics
Hargeysa (Dawan) Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland ayaa sheegtay in ay bilaabayaan waajibaadkooda shaybaadhiseed ee Cuntada, Dawada, Cosmetics iyo guud ahaan anfaca dalka soo gelaya iyo ku…