wargeyskadawan.com
Waa Wax laga Xishoodo in la Yidhaahdo Ciidamo Dhulkoodii Jooga Naga Saara” Guddoomiyaha UCid Eng. Faysal Cali
Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha xisbiga UCID, ayaa sheegay in urur ay ku midoobeen dad hore madax Soomaaliya uga soo noqday, ay wadaan qorshe Somaliland lagu burburinayo, oo ay ka danbeeyaan kacdoonk…