wargeyskadawan.com
Mexico: In ka badan 340 tahriibayaal ah oo laga dhex helay gaadhi xamuul ah
Saraakiisha Mexico ayaa ka helay in ka badan 340 qof gaadhi xamuul ah oo Tareele ah oo lagaga tegay gobolka Veracruz, waxa dadkaa ku jiray 103 carruur ah oo aan lala socon. Muhaajiriinta ayaa u kal…