wargeyskadawan.com
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Ergey Dawladda Norway oo ka wada hadlay iskaashiga labada Dal
Hargeysa (Dawan)- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed, oo uu wehelinayo Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Mudane Cabdirisaaq Xuseen Albaani ayaa kulan la qaatay Ergiga gaa…