wargeyskadawan.com
Gudoomiyaha xisbiga UCID oo Hambalyeeyey Ciidanka Qaranka Garaaddada-na ugu Baaqay Nabad
Hargeysa (Dawan)- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku hambalyeeyey Ciidanka Qaranka sida ay isaga difaaceen kooxaha huwanta ee weerarka ku soo qaaday shalay. Gudoomiye Faysal o…