wargeyskadawan.com
Dawlada Itoobiya oo Somaliland u Aqoonsanaysa Dal Madaxbanaan
Bahar Dar (Dawan)- Shabakad wararka Amraha News Service oo laga leeyahay dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya ayaa sheegay in xukuumada Itoobiya qorshaynayso aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland. Qora…