wargeyskadawan.com
Koonfur Afrika: Mas’uul baadhayey kiisas musuqmaasuqa oo toogasho lagu dilay
Xisaabiye u dhashay dalka Koonfur Afrika oo baadhayay kiisas musuqmaasuq oo heerkoodu sareeyo ayaa la toogtay isaga iyo wiil uu dhalay. Cloete Murray, oo 50 jir ah, waxa uu ahaa daadihiyaha baadhit…