wargeyskadawan.com
Xukuumadda JSL oo Deeq Raashin ah Gaadhsiisay Kun Qoys oo ku Dhaqan Deegaamo ka Tirsan Gobolka Sool
Guumays (Dawan)- Xukuumada Somaliland ayaa gaadhsiisay deeq raashin ah oo isugu jira raashinka noocyadiisa kala duwan, kun qoys oo ku kala nool afar deegaan oo hoos yimaada Gobolak Sool ee Jamhuuri…