wargeyskadawan.com
Hay’adda Dhawrista Tayada oo Berbera ku Gubtey Badeecaddo Wakhtigoodu Dhacay.
Berbera(Dawan):-Badeecadaha la gubay ayaa kala ahaa Timir, Sigaar iyo Taydh oo dhamma 4 Koontiiner. Badeecadaasi ayaa waxa ay hay’adda Dhawrista Tayada Jamhuuriyadda Somaliland ka soo qabatay guda…