wargeyskadawan.com
Shaqada Dekedda Berbera waxay Maraysaa Halkii ugu Sarreysay.” Madaxweyne ku xigeenka Somaliland
Berbera-(Dawan):- Xukuumada ayaa shaaca ka qaaday in shaqada Dekedda Berbera wakhtigan in ay marayso halkii ugu sarreysay isla markaana aanay jirin wax hoos u dhac ah oo ku yimi shaqadii Dek…