wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay qorshaha xukuumadiisa ee qabsoomida doorashooyinka
Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in uu diyaariyay kharashkii doorashooyinka, isla markaana aanu rabin in uu kursiga ku sii raago. Madaxweynaha oo kasoo muuqd…