wargeyskadawan.com
Wasirku xigeenka  Caafimaadka oo Qaybgalay Xuska Sannad guuradda 75-aad ee hay’adda Caafimaadka aduunka (WHO).
Hargeysa (Dawan) Wasiir ku xigeenka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland, Liiban Yuusuf Cismaan, ayaa ka qayb galay munaasibad si heer sarre ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay 75aad …