wargeyskadawan.com
Marxuum Cumar Xasan Rooraaye oo ku Geeriyooday Hargeysa
Hargeysa (Dawan) ALLe ha u naxariistee waxa maanta magaalada Hargeysa ku Magaalada ku geeriyooday fanaankii weynaa Cumar Xasan Rooraaye oo ka tirsanaa fanaaniintii kooxdii Waaberi. Maxuumka oo ku…