wargeyskadawan.com
Rabshadaha Manipur: 54 ayaa ku dhintay gobolka Manipur ee Hindiya
Ugu yaraan 54 qof ayaa lagu dilay isku dhacyo isir oo ka dhacay gobolka Manipur ee waqooyi bari Hindiya, sida ay saraakiishu sheegeen. Rabshadaha ayaa billowday horraantii usbuucan ka dib isu soo b…