wargeyskadawan.com
Dagaalku joogsan maayo inta taako ka mid ah dhulka Somaliland cadow ku jiro…” Madaxweyne Muuse Biix
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in aanu joogsan doonin dagaalka ay Somaliland kula jirto cadow ku soo duulay gobolka Sool, ilaa inta taako ka mid dhulka Somaliland cadowgu ku jiro.…