wargeyskadawan.com
Xoghayaha Gobolka Saaxil oo Xilkii Ku Wareejiyay Isuduwaha Cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud
Berbera (Dawan) Xoghayaha gobolka Saaxil Nuux Maxamed Saleebaan ayaa xilkii u kala wareejiyay isu’duwahihii hore ee wasaaradda hawlaha guud dhulka iyo guriyeynta Somaliland Mursal Cabdillaahi Ismaa…