wargeyskadawan.com
Jaaliyadda Somaliland ee Norway Oo Si Weyn U Xustay 18-ka May
Oslo (Dawan) – Jaaliyadaha Somaliland ee ku nool dalka Norway, ayaa sameeyay isku soo bax ballaadhan oo ay ku xuseen 32 Guurada ka soo wareegtay Maalinta Qaran ee 18-ka May. Xuskan oo ay ka qayb-ga…