wargeyskadawan.com
Nolosha Adag Yaanay Ku Niyadjebin!
Walt Disney wuxuu ahaa ganacsade iyo filim soo saare Maraykan ah oo ku dhashay sanadkii 1901 Chicago, waxaxna uu ka shaqayn jiray wargeysa dalkaasi ka soo baxa. Agaasimaha wargeyska ayaa shaqada k…