wargeyskadawan.com
44 ka mida dhalinyaradii loo xidhay Mudaharaadkii Boorama oo la sii daayay.
Boorama(Dawan)44 ka mid ah dhalinyaradii loo xidhay Mudaharaadkii ka dhacay Magaalada Boorama 8 bishan May ayaa shalay laga sii daayay saldhiga dhexe Magaaladaas. Taliyaha qaybta booliska G…