wargeyskadawan.com
Siyaasiga Maxamed Cali Xirsi Obama oo Hargeysa ka daahfuray Mashruuca ONE MILLION FORUM.
Hargeysa(Dawan)Siyaasiga Maxamed Cali Xirsi Obama oo ka mid ahaa Golihii horre Wakiilada ayaa Hargeysa ka daahfuray Mashruuca ONE MILLION FORUM oo loogu shaqaynayo shacabka Somaliland. Mashruuca …